Caf oo dooratay wadamada morocco iyo south africa. | www.somalifootball.com

Published on January 30, 2011 by Farah mohamed Ali   ·   2 Comments

Xiriirka K.cagta ee qaaradda Africa ee CAF ayaa shalay ku dhawaaqay in wadamada South Africa iyo Morocco ay marti galin doonaan koobka K/cagta ee qaramada qaaradda africa ee sanadaha 2015 iyo 2017.

Morocco waxay martigalineysaa sanadka 2015, halka South Africa ay qaban doonto sanadka 2017.
shirkii guddiga fulinta ee xiriirka K/cagta qaaradda Africa ee shalay ka dhacay wadanka Congo ayaa lagu go’aamiyay labadaas wadan soo dhaweeyaan qaaradda africa.
Wadamada Gabon iyo Equatorial Guinea ayaa si wada jir ah u marti galin doona koobka qaramada qaaradda afirca ee sanadda 2012 halka wadanka Liibiya uu isku diyaarinayo sanadka 2013.

Barcelona iyo Real Madrid ayaa laga yabaa in isku aadka maanta uu ugaga soo baxo El Clasico, ama …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Just another WordPress site